Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Kenya oo War cusub ka soo saartay heshiiskii ay kala saxiixdeen Farmaajo & Kenyatta

Dowlada Kenya ayaa sheegtay inay si rasmi ah u dhaqan-gelisay heshiiskii ay madaxda labada dal ee Somalia iyo Kenya ku gaareen magaalada Nairobi bartamihii bishan.

Wasaarada arrimaha dibeda ee dowlada Kenya oo qoraal soo saartay ayaa sheegtay in dowlada Kenya ay joojisay duulimaadyada Muqdisho ee ku soo jeeda Nairobi inay soo maraan magaalada Wajeer.

Sidoo kale diblomaasiyiinta Soomaliyeed iyo xildhibaanada dowlada Soomaaliya ayay sheegtay iney viisaha Kenya ka qaataan gudaha Kenya, iyadoo intaas ku dartay inay ka go’an tahay inay fuliso heshiisyada labada dal ay kala saxiixdeen lana caadiyeeyo xiriirkooda.

Hoos ka Akhriso qoraalka Kenya

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Khayre Iyo Madaxweynaha Bangiga adduunka Oo Kulan Yeeshay (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Villa Somalia oo jab kale kala kulantay doorashada Gudoomiye ku-xigeenka 1aad

Caydiid Ali

Egypt Air oo duulimaad toos ah ka bilowday Muqdisho (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---