Rag hubeysan ayaa la sheegay inay xalay gurigooda oo ku yaalla degmada Waajid ee gobolka Bakool ku laayeen qoyska sarkaal ka tirsan ciidamada dowlada. Qoyska...
Madaxweynihii hore ee Galmudug, Mudane Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa si kulul u dhaleeceeyey shirarka Muqdisho uga socdo musharraxiinta mucaaradka ee diidan guddiyada doorashooyinka. Xaaf...
Ciidamo ka tirsan booliska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa lagu qarxiyey barqanimadii maanta duleedka Muqdisho. Gaari ay wateen ciidamadan ayaa la soo...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa mar kale ka hadlay walaaca weli ka taagan guddiyada doorashooyinka dalka ee ay qabaan musharaxiinta doorashada Madaxweynaha....
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal gelinkii dambe ee shalay illaa xalay fiidnimadii ka dhacay deegaan hoos taga degmada Matabaan...