Raisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in ciidamada dalkiisa ay ka bixi doonaan goobaha soohdinta ah ee dalkaasi uu la wadaago Eritrea laga bilaabo...
War Saxaafadeed laga soo saaray Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa eedeyn culus loogu soo jeediyay Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi...
Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Galmudug una badan garabka Ahlu Sunna ee dhawaan lagu biiriyay Baarlamaankii hore ee Galmudug ayaa maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay magaalada...
Dowladda Itoobiya ayaa si kulul u beenisay in la jirdilay madaxweynihii hore ee degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar oo ku jira xavsi ku yaalla...
Agagaarka qeybta Khudaarta ee Suuqa Bakaaraha oo ku taalla degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa kooxo ku hubeysnaa bastoolado waxay ku dileen nin da’ ah....