Wararka aan ka heleyno magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi lagu xiray wiil dhalinyaro ah oo ku labistay kadibna sawir kusoo...
Madaxweynaha maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta sheegay in deegaanka maamulkiisa kaliya xiligan u diyaarsan yahay in ay ka dhacdo doorasho hal...
Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa caawa xiligii salaada Maqrib waxa ay afaafka hore ee Masjidka Sheekh Cali Suufi ee magaalada Muqdisho ku dileen ruux kamid...
Guddiga Joogtada ah ee Xildhibaanada Aqalka Sare ee baarlamanka Somalia oo kulan  maanta ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa waxay  sheegeen inay guddi u diri doonaan...
Nin dhalinyaro ah ayaa maanta lagu dilay qeybta khudaarta ee Suuqa Bakaaraha magaalada Muqdisho. Dilkan ayey dad goob joogayaal ah sheegeen iney ka dambeeyeen kooxo...