Ciidanka Xasilinta Muqdisho oo la sheegay in Sharci daro ku dhisan yihiin
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Amniga Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa shaki galiyay sharci ahaanshaha ciidanka Xasilinta ee ka howlgala inta badana Koontaroolada kuyaala magaalada Muqdisho. Waxa...