Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in bariga dhexe aysan u dulqaadan karin dagaal kale, isagoo ku eedeeyay Israa’iil inay khatar ku tahay...
Milatariga Iran, ayaa daqiiqado yar kahor bilaabay in gantaalo culus ku garaacaan bartilmaameedyo kuyaalla magaalooyinka Tel Aviv iyo Qudus, waxaana halkaasi ka bilowday kala carar....
Puntland ayaa sheegtay in guud ahaan Beesha Caalamku ka aamin-baxday Villa Somalia, islamarkaana sheegeen in ay ka guurayaan, kaddib markii ay ku fashilantahay dagaalkii Argagixisada,...
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa si rasmi ah u saxiixay heshiis taariikhi ah oo...
Israa’iiliyiinta ayaa billaabay inay doomo yar-yar si qarsoodi ah uga baxaan xeebaha ku yaalla magaalooyinka dekedaha leh ee Israa’iil oo ay ku jiraa Xayfa iyo...