Maxay ka wada hadleen Wasiirada arrimaha Dibeda ee Somalia & Masar?
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Socdaalka ee...