Madaxweyne Axmed Madoobe oo caawa xil cusub magacaabay
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa u magacaabay Aadan Maxamed Mungaay Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Horumarinta Mashaariicda iyo Xiriirka Hay’adaha ee Gobolka Gedo....