Ra’isul Wasaaraha Israa’iil oo xaqiijiyay in la dilay Maxamed Sinwar
Ra’isul Wasaaraha maamulka Israa’iil Benjamin Netanyahu, ayaa maanta ka hor sheegay Baarlamaanka Israa’iil inay xaqiijiyeen dilka Maxamed Sinwar oo ahaa hoggaamiyaha ugu sarreeyay Xamaas ee...