Ciidanka gaarka ah ee Gaashaan ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA, ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ay ka fuliyeen deegaanka Sabiid ee Gobolka...
Aqalka cad ee looga arrimiyo dalla Maraykanka , ayaa baahiyay muuqaalka duqeyn culus oo dhinaca cirka ah oo ay diyaaradaha Mareykanka ka fuliyeen buuraha Calmiskaad...
Xildhibaan Gavin Williamson oo ka tirsan baarlamaanka UĶ, ayaa sheegay in la joogo xiligii ay waddamada caalamka u soo noqon lahaayee. xaqiiqda oo ay aqonsan...
Maxkamada darajada 1aad ee Ciidamada qalabka Sida ee dambiyada culus ee Puntland ee gobolka Mudug Iyo Ceyn ayaa la horgeeyey afar eedaysane oo ku eedaysan...
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee macawiisleyda, ayaa weerar qorshaysan ku qaaday kooxda Al Shabaab ee ku dhuumaaleysanaya dhulka howdka ah ee u dhexeeya...