Sida saaka looga ciiday Magaalada Garowe (Sawirro)
Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor oo uu weheliyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa salaadii Ciidul...