Allbanaadir.com
NEWS

Sida saaka looga ciiday Magaalada Garowe (Sawirro)

Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor oo uu weheliyo  Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa salaadii Ciidul Adxaa kula tukaday Masuuliyiinta Dowladda iyo Bulshada Caasimada Garoonka Kubada Cagta ee Mire Awaaare.

Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Goleyaasha Dowladda , Maamulka Gobolka Nugaal, kan degmada Garoowe , bahda dhaqanka, saraakiisha Amniga iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Caasimada Garoowe we.

Related posts

Dil caawa ka dhacay xaafad ka tirsan Muqdisho iyo faafhaahino ka soo baxaya

Caydiid Ali

Kenya oo dib u dhigtay fulinta heshiis ay la gashay dowlada Somalia (Sababta)

Caydiid Ali

Maxaa ka soo baxay waanwaantii xalay laga dhex bilaabay Farmaajo iyo Rooble?

Caydiid Ali
Taboola Ads ---