Sidee saaka looga ciiday Magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka?
Shacabka Magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ayaa saaka si weyn ugu dabaaldegaya maalinta 1-aad ee munaasabada Ciidul adxaa, iyadoo fantasiye balaaran laga dareemayo caasimada. Dadweyne...