Farmaajo oo dhaliilay hannaanka loo maareeyey Gogosha uu fidiyay Madaxweynaha
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) , ayaa dhaliilay hannaanka loo maareeyey Gogosha Wadatashiga ee uu Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ku baaqay...