Qof Soomaali ah oo jinsiyad kale heysta, madax heerkee ah ayey tahay inay ka noqdaan dalka ?
Sida aan wada ognahay labada xafiis ee Madaxweynaha Soomaaliya iyo Raisul wasaaraha waxaa hogaamiya xilligaan labo mas’uul oo labadooduba heysta jinsiyado waddamo kale. Markii Ra’isul...