Xisbigii Shaqaalaha Kurdistan ee dagaalka kula jiray Dowlada Turkey ayaa maanta si rasmi ah u xaqiijiyay iney hubka tuureen nabadana qaateen. Xisbigaan ayaana mudo 40...
Madaxweynaha Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta si rasmi ah Aqalka Martida ee magaalada Kismaayo uga furay Shirweynaha Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, kaas oo...
Ciidanka deegaanka ee degmada Xarardheere, ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaan kuyaalla duleedka Xarardheere, waxa ay ku dileen xubno katirsanaa kooxda Al Shabaab oo ay...
Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed wuxuu Gobolka Banaadir u gaystay dhaawacyo siyaasadeed oo ay ilaa maanta ka soo waaqsan la’dahay. Isaga ayaana horseeday seddax caqabadood oo...
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka furmay shir muhiim ah oo u dhexeeya Hay’adaha Maaliyadda Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF, shirkan...