Wasiir Cawad oo Casho sharaf Adis Ababa ugu sameeyay Ciyaartoyda Qaranka (Sawirro)
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa xalay magaalada Adis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya Casho sharaf ugu sameeyay Ciyaartoy...