Farmaajo oo ka hadlay faa’iidada Somalia ugu jirta heshiiska Saddex geesoodka ah
Madaxweynaha Jamuuriyadda Federaalka Soomaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka warbixiyay xiriirka dalalka Gobolka, Iskaashiga Dhaqaale ee Soomaaliya, Itoobiya iyo Eretreya iyo mustaqbalka waxa uu Soomaaliya...