Dowlada Gambia ayaa wada qorshe ay ku dooneyso in ay ku xaraashto dhamaan hantida uu leeyahay Madaxweynihii hore ee dalkaasi Yaxya Jammeh oo dalkaasi horey uga...
Wararka ka imaanaya Degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in caawa dagaalyahano katirsan Al Shabaab qaraxyo ku xireen kadibna bur buriyeen buundada degmadaasi....
Waxaa maanta garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dejiyay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo tarxiilay dalka Mareykanka, waxaana garoonka kusoo dhaweeyay Masuuliyiin...
Taageerayaal fara badan ayaa Buux dhaafiyey hoyga uu degan yahay laacibka reer Masar ee Mohamed Saalax ee magaalada Qaahira ka dib markii uu dib ugu...
Saacadihii la soo dhaafay Waxaa ku qulqulayey degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ciidamo fara badan oo wata gaadiid dagaal kuwaasoo ka yimid dhinaca maamulka Puntland....
Dabley hubeysan ayaa saaka toogasho ku dilay labo askari oo ka tirsanaa ciidanka canshuur ururinta dowlada hoose ee loo yaqaan Munishiibiyo. Weerarkan ayaa ka dhacay...