Waxaa caawa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wasiir ku xigeenkii Ganacsiga iyo Warshadaha Maamulka Hir-Shabeelle. Allaha u Naxariistee marxuum Siciid Xaashi Tooxow ayaa maalmahaan ku xanuunsanayey...
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in dhawaan ay sameysan doonto xisbi siyaasadeed, kaasoo Madaxda sare ee talada dalka haya ay ugu qeyb gali doonaan doorashadda...
Mudane Madaxweyne Isaias Afwerki, Mudanayaal iyo Marwooyin, Sharaf weyn bay aniga iyo waftigaygaba u tahay in aan soo gaarno caasimadda qurxoon ee Ereteriya, casuumaaddii aad...