Maxaa ka jira in Puntland Macdan qodis ka bilowday buuraha Calmiskaad ?
Waxaa maalmihii lasoo dhaafay sii xoogeesanayay, wararka sheegayay in maamulka Puntland uu hoggaamiyo Siciid Deni bilaabeen in macdan ka baaraan buuraha Calmiskaad iyo Caalmadod ee...