Diyaaradaha dagaalka dowladda Mareykanka, ayaa xalay duqeyn culus ku garaacay firxadka kooxda Daacish ee ku sugan togga Baalade ee kuyaalla buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari.,...
Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa shalay , martigelisay kulankii labaad ee tooska ahaa ee u dhaxeeya Ruushka iyo Ukraine; tan iyo markii uu dagaalkooda...
Artem Timofeev, oo 37 jir ah, ayaa loo tuhunsan yahay inuu abaabulay weerarradii diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ukraine ay shalay ku qarxisay saldhigyo milatari...
Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed ee ku sugan deegaanka Burujaad ee gobolka Bay ayaa maanta waxaa isku soo dhiibay xubin ka tirsanaa kooxda Al shabaab Buubaay...