Qaar ka mid ah jidadka Muqdisho oo la xiray xili lagu guda jiro Maalinta labaad ee ciida
Ciidanka dowlada ayaa saaka xiray qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Muqdisho, xili lagu guda jiro maalinta labaad ee ciidul adxaa. Wadooyinka xiran ayaa waxaa...