Wafdi Saraakiil ah oo ka socday ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Özel Harekat ee dowladda Turkiga, ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta xerada...
Waxaa goordhaw magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ku geeriyooday Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Soomaaliya Xukuumadii Kacaanka Jeneraal Maxed Xirsi Morgan. Ehelada Jeneraal Morgan, ayaa...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa maanta xikun dil ah ku riday dable xoogga Cabdiqaadir Xaaji Yuusuf, oo lagu helay dilka saaxiibkiis kala tirsanaa...
Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil oo duqeeyay garoonka diyaaradaha ee Sanca “Waxaan mar kasta dib u burburin doonaa garoonka diyaaradaha ee Sanca. Ciidanka cirka ayaa burburiyay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay ciyaartoydii hore ee caanka ka ahaa dhanka kubadda cagta caalamka, Samuel Eto’o oo...
Dawladda Sucuudiga ayaa u diiday inuu waajibaadka Xajka soo guto sanadkan Sheekh caan ah oo lagu magacaabo Sheekh Ahmed Guma kaasoo u dhashay waddanka Nayjeriya....