War goordhaw kusoo dhacay Warqabadka Shabakada Allbanaadir ayaa sheegaya in kooxo biskoolado ku hubeesan goordhaw xaafado katirsan degmada Waabari ka geesteen dilal kala duwan. Sida...
Madaxweynaha Waqtigiisu dhamaaday ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu eedeeyay in magaalada Garawe uu keensaday Makiinadaha lacagaha faalsada ah lagu daabaco. Senator Cabdiraxmaan...
Kooxo biskoolado ku habeesan ayaa saakay Degmada Waabari gaar ahaan meel aan ka fogeyn saldhiga booliiska degmadaasi waxa ay ku dileen sargaal katirsanaa ciidanka Milatariga...
Howlwadeenada shirkadda DP World ee gacanta ku haya dekedda magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa soo saaray amar cusub oo la xiriira jadwalka shaqaalaha ka...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qoraal uu soo saaray kaga tacsiyadeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Xildhibaan Axmed Mayow Cabdulle (Col. Ruush) oo...