Sunday, April 21, 2024

Madaxweyne Qoor Qoor oo magaalada Muqdisho kula kulmay Magatte Guisse

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa  Muqdishu kulan kula qaatay madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Qaxootiga ee UNHCR Mr....

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Tanzaaniya u Dhoofay iyo Rooble oo sagootiyay (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-geli doona Shirka dalalka ku mideysan dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) kaasi oo ka...

Wasiirka Cadaalada dowlada Zambia oo booqasho ku jooga Somaliand (Sawirro)

Wafdi ka socda dalka Zambia ayaa maanta booqasho ku tegay magaalada Hargeysa ee Somaliland, kuwaasoo kulamo la qaatay madaxda Somaliland. Wafdigan waxaa hoggaaminayay wasiirka cadaaladda...

Ciidamo Milatari ah oo Muqdisho ku dilay mid kamid ah Shaqaalaha Dowlada Hoose

Ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya oo watay gaadiid dagaal ayaa lagu soo waramayaa in meel ku dhaw daarta Seybiyaano ee degmada Hodan ku dileen nin...

Musharaxiinta oo Warqad ay ku qoran yihiin Shuruudo adag u diray Beesha Caalamka

Xubnaha Midowga Musharixiinta mucaaradka ayaa warqad u qoray Wakiilada Beesha Caalamka ee jooga Soomaaliya, iyagoona qoraalkooda kusoo bandhigay arimo xasaasi ah oo kamid yihiin...

Soomaaliya iyo Jarmalka oo kala saxiixday Heshiis ku kacaya 19 Milyan oo Dollar (Sawirro)

Dowladaha Soomaaliya iyo Jarmalka ayaa kala saxiixday heshiis dhaqaale oo gaarayo 19 Milyan oo dollarka Mareykan, si wax loogu qabto dib u-soo kabashada ilaha...

Qaraxyo xooggan oo ka dhacay magaalada Bahirdar iyo Cabsi xoogan oo ka taagan

Wararka ka imaanaya magaalada Bahirdar ee caasimada maamulka Amxaarada ayaa saakay laga maqlay qaraxyo aad u xoogan oo loo maleenayo in ay yihiin duqeymo...

Al Bashiir iyo Ismaaciil Cumar Geelle oo lagu oo dhaweeyay Itoobiya (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Jimma ee Ismaamulka Oromada dalka Itoobiya si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Madaweynayaasha dalalka Jabuuti iyo Sudan Ismaaciil Cumar Geelle iyo Cumar...

Gudoomiye Mursal oo digniin culus ka bixiyey kuraasta la xawilanayo ee Baarlamanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka digay kuraasta loo wareejinayo gobollada aysan deganeyn beeshii laheyd. Mursal ayaa hadalkan...

Ruushka oo Somalia soo gaarsiiyey markabkii labaad ee gargaar sida (Sawirro)

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta munaasabad kooban oo ka dhacday Dakedda Muqdisho waxa uu dowladda...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs