Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa galinkii dambe ee maanta gudaha Masjid kuyaala xaafada Juungal ee degmada Yaqshiid waxa ay ku dhax dileen nabadoon aagaasi caan...
Mas’uuliyiinta Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa xaqiijiyey in la qabtay nin horey madax uga soo ahaan jiray xabsiga lagu magacaabo Jeel Ogaadeen oo ku yaalla magaalada...
Maamulka Jubbaland ayaa ka soo horteestay habraaca doorashada dowlad goboleedyada ee ay xalay soo saartay wasaarada arrimaha gudaha ee Somalia. “Dowlad goboleedka Jubbaland waxay caddeynaysaa...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug ee fadhigiisu yahay Magaalada Cadaado ayaa sheegay in kulan ay yeesheen Xildhibaanada Galmudug iyo guddoonkooda ay soo dhaweeyeen habraaca doorashada Dowlad...
Xoogaga Al-Shabaab ayaa xalay weeraray saldhig ciidamo ka tirsan AMISOM iyo kuwa Jubbaland ku leeyihiin degaanka Bilis Qooqaani ee gobolka Jubbada Hoose. Ciidamada Kenya ee...