Category : NEWS
Qarax caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo taliska Booliska oo ka hadlay
Qarax ayaa caawa xiligii afurkaka dhacay degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho gaar ahaan nawaaxiga xeebta Liido. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay agagaarka...
Haweeney Guddoomiye degmo ka soo noqotay Muqdisho oo loo Magacaabay duq Magaalo
Wareegto ka soo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dowladaha Hoose ee Maamulka Hir-Shabelle Maxamed Cali Caadle ayaa waxaa  xilkii looga qaaday Duqii degmada Baladweyne Khadar...
[penci_ads id="penci_ads_3"]
Wasiir Goodax oo kormeeray Imtixaanka ku celiska ah ee dugsiyada Sare (Daawo Sawirro)
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodaax Barre ayaa maanta kormeer ku tagay inta badan goobaha uu ka dhacayo imtixaanka ku celiska ah ee dugsiyada...
Dib u kabashada Soomaaliya oo deganaansho u horseedeysa gobalka geeska afrika
Wargayka the Star ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa qoray maqaal uu uga hadlayo horumarrada ay ku tilaabsatay ka gaartay ajandaha dib-u-qaabaynta, wada shaqaynta madaxda,...
Farmaajo & Wafdigiisa oo soo gebagebeeyey booqashadii dalka K/Afrika (Daawo Sawirro)
Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta dib ugu soo laabtay dalka kaddib markii uu kasoo qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha cusub...
Somaliland oo sii deysay Maxaabiis ay ku qabatay dagaalkii Tukaraq (Akhriso Magacyada)
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa munaasabadii 18-kii May, ka sheegay in Somaliland mar walba nabad buuxda u hayso cid kasta, sidaa awgeedna sii...
Dil goordhaw ka dhacay gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho
Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa goordhaw gudaha Suuqa Bakaaraha gaar ahaan meel ku dhaw Masjidka Shuhadaa ee kuyaala qeybta Cabdalla Shideeyaha waxa ay ku dileen...
Maxkamada sare ee dalka oo ogolaatay in la xiro Baraha Bulshada iyo Wasiir Goodax oo …
Waxaa maanta magaalada Muqdisho iyo qaar kamid ah maamul goboleedyada dalka si rasmi ah uga bilowday Imtixaanka shihaadiga ee dugsiga sare ee sanadkan u fadhiisteen...
Ibraahim Dheere oo xilka la wareegay si toos ahna u shaqo bilaabay (Daawo Sawirro)
Guddoomiye ku Xigeenka Gobolka Banaadir ee Maamulka iyo Maaliyadda Md. Ibrahim Cumar Mahad-Alla ayaa Shaqadiisa bilaabay, kadib markii uu xilka kala wareegtay Gudoomiye kuxigeenkii hore...