Dad badan oo ku dhintay Qarax booyad oo ka dhacay Tanzaniya (Daawo Sawirada)
Wararka ka imaanaya dalka Tanzaaniya ayaa sheegaya in booyad shidaan waday ay ku qaraxday deegaanka Msamvu Itigi ee gobolka Morogo, waxaana shilkaasi ka dhashay khasaaro aad...