Allbanaadir.com
NEWS

Dowlada Soomaaliya oo War kasoo saartay dhacdadii magaalada Baydhabo

Waxaa maanta duleedka magaalada Baydhabo ka dhacay dhacdooyin naxtin leh oo lagu dilay dhowr qof, waxaana falkan si kulul u cambaareesay kana tacsiyadeesay dowlada federaalka Soomaaliya.

Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay dilal maanta duleedka magaalada Baydhabo loogu geestay dhowr qof uu ku jiray ganacsade caan ah oo lagu magacaabayay  Cali Aadan Marguus.

Dilkan ayaa salka ku haya muran dhul beereed la xariira oo kuyaala duleedka magaalada Baydhabo, waxaana laga cabsi qabaa in halkaasi ka dhacaan falal kale oo aargoosi ah oo dhax mara dadka wax kala tirsanaya.

Halkan ka AKhriso Qoraalka dowlada kasoo saaray dadkii lagu dilay Baydhabo

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Shiikh Shariif: “Waa in sharciga la horkeenaa askartii ka dambeysay dilka shacabka”

Caydiid Ali

Maraykanka oo War ka soo saaray duqeyn lagu dilay sarkaal ka tirsan Al-Shabaab

Caydiid Ali

Ganacsato looga digay in faa’iido ka raadiyaan saameynta ka dhalatay Caronavirus

Cabdi Cade
Taboola Ads ---