Sarkaal ka tirsanaa ciidamada dowlada Somalia ayaa goor dhow lagu dilay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir. Rag bastoolado ku hubeysan ayaa la sheegay iney G/sare...
Wasiirka arrimaha dibedda Saudi Arabia ayaa Khamiistii beeniyey warbixino sheegayey in laga yaabo inay kulmaan dhaxal-sugaha dalkaas Maxamed Bin Salmaan iyo ra’iisul wasaaraha Israel Benjamin...
Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa soo dhoweeyey raali gelintii uu Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ka bixiyey dhibaatadii 30-ka sano ka hor...
Magaalada Schweinfurt oo ku taalla gobolka Bayern ee dalka Jarmalka ayaa waxaa ka dhacay banaanbax weyn oo ay ka qeyb qaateen Soomaali boqolaal gaareysa. Soomaalidan...