Dowlada oo War kasoo saartay sababaha hakadka galiyay Howlihii Hoobalada Waabari

War Qoraal ah oo kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu kala saaray xilka iyo waajibaadka Shaqo ee Tiyaatarka Qaranka iyo Agaasimaha Howbalada Waabari.

Waxaa sidoo kale qoraalka kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta lagu sheegay in ay jiraan fanaaniin iyo majaajiliistayaal katirsan hoobalada Waabari oo dowlada Mushaar ka qaata hadana u shaqeeya Telefishiino iyo Warbaahino kale oo madax banaan.

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta

 

 

- Advertisement -