Madaxweyne Deni oo Magaalada Boosaaso ka daahfuray bandhig weyn (Sawirro)
Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaaladda Boosaaso ka Daah-furay Carwada Ganacsiga Puntland, Carwadan oo ah tii labaad ee nooceeda lagu qabto...