Category : NEWS
RW Kheyre oo soo gebagebeeyey la xisaabtanka golihiisa Wasiirada (Daawo Sawirro)
Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta soo gaba gabeeyey wajiga 2aad ee Barnaamijka uu kula xisaabtamayey xubnaha Golaha Wasiiradda ee...
NISA oo xabsiga dhigtay taliyihii laga soo celiyey Kismaayo & dembi yaab leh oo loo heysto
Taliska Sirdoonka & Nabadsugidda Qaranka NISA ayaa xabsiga dhigtay nin sheegay in loo magacaabay Taliyaha NISA ee maamulka Jubbaland, kaasoo dib looga soo celiyey magaalada...
[penci_ads id="penci_ads_3"]
Sidee Fahad Yaasiin ku helay dhalashada iyo Baasaboorka dalka Kenya? (Daawo Sawirro)
Dowlada Kenya ayaa baareysa sida uu mas’uul ka tirsan dowlada Fedaraalka Soomaaliya ku qaatay Baasaboorka iyo Kaarka Dhalashada Kenya ee loo yaqaan Kibandha, isagoo isticmaala...
Toogasho dhimasho sababtay oo caawa ka dhacday Magaalada Muqdisho
Dabley hubeysan oo wadatay Mooto bajaaj ayaa caawa nin shacab ah ku toogatay agagaarka Baar ha i dhaafin oo ku yaalla wadada Buundooyinka dhinaca degmada...
Maamulka G/Banaadir oo ka farxiyey boqol ka mid ah dadka naafada ah (Daawo Sawirro)
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa sheegay in tallaabadani ay qeyb ka tahay qorsheyaasha maalmaha Ciidul Adxaaga ee Maamulka...
Dowlada Itoobiya oo Warshad yaab leh ka furtay Magaalada Addis ababa (Daawo Sawirro)
Madaxweynaha Itoobiya ayaa xarigga ka jaray warshad cusub oo koronto, taas oo wasakhda u badali doonta tamar. Waxaa la rumaysan yahay in warshaddaasi ay tahay...
Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Munaasabadda Ciidul- adxaa, shacabkana hambalyo u diray
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa. Madaxweyne Farmaajo waxa uu Alle uga baryey...
(Daawo Sawirro) Ciidamo uu horkacayo Jen. Caanood oo howlgalo ka wada magaalada Marko
Ciidamo uu hogaaminayo abaanduulihii xilka laga qaaday ee ciidanka XDS Jen. C/llaahi Cali Caanood oo shalay gaaray magaalada Marko ee gobolka Sh/hoose ayaa magaaladaas ka...