Garsoorayaal Maxkamadeed oo shaqada laga eryay iyo kuwa cusub oo la magacaabay (Digreeto)
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shaqada looga eryay garsoorayaashii iyo shaqaalihii Maxkamada Rafcaanka, tan gobolka Sh/dhexe iyo tan degmada Jowhar. Wareegtada...