Qarax aad u xoogan oo khasaaro kala duwan dhaliyay ayaa barqadii maanta ka dhacay afaafka hore ee Maqaayada Baar Italia oo ku dhaw xarunta Ganacsiga...
War goordhaw kusoo dhacay Warqabadka Shabakada Allbanaadir ayaa sheegaya in askari katirsan ciidanka dowlada Soomaaliya goordhaw Isgooska Banaadir ee magaalada Muqdisho ku dilay nin shacab...
Nin hubeesan oo la sheegay in uu iska soo dhigay kaluumeesato ayaa saakay gudaha dekadda magaalada Boosaaso waxa uu ku toogtay Madaxii Mashruucda DP World...
Magalaada Muqdisho maalmihii lasoo dhaafay waxaa ka socday howlgalo lagu qab qabanayay mootooyinka labada lug ku socda ee loo yaqaan Fekon, kuwaa oo la sheegay...
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga maamulka Puntland ayaa sheegaya in goordhaw halkaasi lagu dilay Madaxii shirkada laga leeyaha Imaaraadka Carabta ee DP...
Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya gobollada Jubbooyinka gaar ahaan Jubbada hoose ayaa sheegaya in xoogaga Al-Shabaab ay dib ula wareegeen gacan ku heynta...
Dowlada Norwey ayaa sheegtay in deeqaha malaayiinta dollar ah ee ay sanad walba siiso dalalka soo koraya ay shuruud uga dhigeyso in dalalkaas dib loogu...