Maxaabiis ku xiran Xabsiga Muqdisho oo Shahaadooyin la gudoonsiiyay (Daawo Sawirada)
Wasiirka Waxbarashada Xukumada Fedaraalka ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa waxaay ka qeyb galeen xaflad...