Qarax gaari hoosta looga soo xiray ayaa goordhaw ka dhacay Laamiga Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho gaar ahaan inta u dhaxeysa Daarta Tree Biyaano...
Waxaa magaalada Baydhabo 13-kii bishii December laga soo xiray Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur, oo mar kamid ahaa Hogaanka ugu sareeya ee kooxda Al...
Wasaarada Difaacada dowlada Kenya war kasoo baxay ayaa lagu sheegay in ciidankooda qeybta ka ah howlgalka AMISOM ay dileen dagaalyahano katirsan Al Shabaab sidoo kale...
War kasoo baxay Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa lagu faah faahiyay weerar dhinaca cirka ah oo diyaaradaha dagaalka dalka Mareykanka ka fuliyeen deegaanka Huleey...
Mudane Madaxweyne Yoweri Museveni Madaxweyne Ku Xigeenka Kenya Madaxweyne Ku Xigeenka Tanzania Wasiirka Ganacsiga ee Masar Mudanayaal iyo Marwooyin, iyo martida sharafta leh, Waxa sharaf...
Saldigga Militariga ee Imaraadka Carabta  ayaa la filaya in xadhiga laga jaro bisha June ee sanadkan waxaana la filaya in halkaasi lagu rakibo qalab taageeraya...
Tuulooyinka ku teedsan oo ka tirsan degmada Qandala ee gobolka Bari ee Punland ayaa isgaarisiintu ka go’nayd muddo 21 cisho ah, kadib markii halkaas uu...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyey shirka horumarinta iyo isku-xirka Afrika (Africa Now) ee ka socda magaalada Kampala ee dalka Uganda. Farmaajo...