Category : NEWS
Wararkii ugu dambeeyey dabkii caawa qabsaday Warshada Biyaha Zamzam (Sawirro)
Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan dab xooggan oo caawa ka kacay xarunta Warshada Biyaha Zamzam ku leedahay degaanka Tabeelaha Shiikh Ibraahim ee duleedka Magaalada...
Madasha Xisbiyada Qaran oo War ka soo saaray xiisada ka taagan gobolka Gedo (Akhriso)
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa caawa War- ka soo saartay colaada ka aloosan Gobolka Gedo gaar ahaan degmada Belad-xaawo oo ay isaga soo horjeedaan ciidamo kala...
[penci_ads id="penci_ads_3"]
Dab xooggan oo caawa qabsaday Warshad ku taalla duleedka Muqdisho
Dab xoog leh ayaa caawa fiidnimadii qabsaday xarunta Warshada biyaha Zam-zam oo ku taalla duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan wadada Afgooye nawaaxiga tabeelaha Shiikh Ibraahim....
Qofkii ugu horeeyey oo qaarada Yurub ugu geeriyooday cudurka Coronavirus
Qofkii ugu horeeyey ayaa dalka Faransiiska ugu geeriyooday caabuqa Coronavirus kaasoo sidoo kale noqday qofkii ugu horreeyay oo cudurkan ugu geeriyooda meel ka baxsan qaarada...
Kalluumeysato ku dhimatay xeebaha Muqdisho iyo qaar nolol & geeri lagu la’ yahay
Ugu yaraan lix ka mid ah kalluumeysatada doonyaha yar yar ku jillaabta ee xeebaha magaalada Muqdisho ayaa ku dhintay, kuwo kalena waa la la’ayahay, ka...
Ciidamo ka tirsan dowlada oo dil fool xun ka geystay Magaalada Muqdisho
Ciidamo la sheegay iney ka tirsanaayeen kuwa milateriga DF ayaa si bareer ah Magaalada Muqdisho ugu dilay maanta nin Darawal ka ahaa gaadiidka dadweynaha ee...
Maraykanka oo duqeyn ku laayey qoyska weriye ka tirsan Warbaahinta DF
Taliska Ciidanka Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay inay baarayaan sida ay u dhacday duqeyn 2-bii bishan laga fuliyey duleedka degmada Jilib ee gobolka Jubbada...
(Akhriso) Guddoomiye degmo oo xilka laga qaaday & mid cusub oo la magacaabay
Guddoomiyihii degmada Baraawe ee gobolka Sh/ hoose ayaa xilka laga qaaday, iyadoo lagu bedelay gudoomiye cusub. Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka arrimaha gudaha ee...
Mareykanka iyo kooxda Taliban oo isla gaaray heshiis soconaya hal todobaad
Mareykanka ayaa heshiis xabbad-joojin hal toddobaad ah la gaaray ururka Taliban, taasoo waddada u xaareysa in ciidanka Mareykanka ay ka baxaan dalka Afghanistan. Sarkaal sare...