Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo baxayay warar sheegaya in garoonka ciyaaraha ee Muqdisho Stadiom oo wali ka socdo dayactir laga dhigayo xarun lagu karantiilo ciidamo...
War saxaafadeed caawa kasoo baxay madasha Xisbiyada Qaran ayaa lagu cadeeyay mowqifkooda ku aadan doorashada la filayo in Soomaaliya ka dhacdo sanadka soo socda ee...
Inta badan Wadamada caalamka ayaa xayiraad kusoo rogay shacabkooda kuna amray in ay joogaan guryahooda si looga hortago in uu faafo dad badana uu dilo...
Labo dhaqtar oo u dhalatay dalka Faransiiska ayaa ku baaqay in talaalka looga hortago cudurka dunida ku faafaya ee Caronavirus lagu tijaabiyo qaarada Afrika si...