Madasha Xisbiyada Qaran oo Caawa war kasoo saaray Doorashada dalka iyo shakiga ay qabaan

- Advertisement -

War saxaafadeed caawa kasoo baxay madasha Xisbiyada Qaran ayaa lagu cadeeyay mowqifkooda ku aadan doorashada la filayo in Soomaaliya ka dhacdo sanadka soo socda ee 2021-ka.

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa qoraalka ay soo saareen waxa ay ku cadeeyeen in dowlada ka cagajiideyso in doorasho dalka ka dhacdo, waxa ayna soo saareen 14-qodob oo go’aankooda ku qeexeen madasha Xisbiyada Qaran.

Warakan kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa kusoo aadaya xili shaki la galinayo in doorasho ka dhacdo dalka maadaama aysan jirin diyaar garow dowlada wado sidoo kale laga cabsi qabo in dhibaato keeno caabuqa Caronavirus oo dunida dhibaato hada ku haya.

Halkan ka Akhriso Warka ay soo saareen Madasha Xisbiyada Qaran

- Advertisement -