Magaalada Maalmo ee dalka Sweden waxaa ka dhacay dil dad badan ka argagaxeen, kaddib markii wiil arday ah iskuul uu dhiganayay gudihiisa ku dilay labo...
Ciidamada Ruushka ayaa khasaaro badan oo dhimasho iyo mid dhaawac kala kulmay duullaanka xooggan ee ku qaadeen dalka Ukraine, waxaana dagaalka Ruushka ku noqday mid...
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo maanta Khudbad ka jeediyey Jaamacadda George Washington University ayaa uu kaga hadlay Arrimo badan oo khuseeya xiriirka caalamiga...
Tartanka doorashada kuraas ka tirsan golaha shacabka ayaa dib loo dhigay kuwaasoo lagu wadey in caawa ay ka dhaco magaalada Balad Weyne. Daud Xaaji Cirro,...