Midowga Yurub oo war kasoo saaray Dilkii loo geestay Xildhibaan Aamina Maxamed
Midowga Yurub ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay magaalada Baledweyne, kaa oo lagu dilay Xildhibaanad Aamina Maxamed Cabdi iyo...