Madaxweyne Waare oo la sheegay in 2 Milyan oo Dollar ku qaatay Heshiiskii Dowlada Dhaxe
Madaxweynaha Maamul goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa dhawaan heshiis la gaaray dowlada Federaalka Soomaaliya, waxa uuna ka laabtay Go’aankii Kismaayo uu Xiriirka ugu jaray...