Xil ka Qaadis lagu sameeyay Gudoomiye Axmed Xuseen Axmed (Akhriso Digreeto)

Digreegto kasoo baxday xafiiska wasiirka arrimaha gudaha maamul goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle, ayaa xilkii looga qaaday Gudoomiyihii Degmada Warsheekh Axmed Xuseen Axmed (Shiidka).

Wasiirka Arimaha Gudaha maamulka Hirshabelle ayaa isla digreetadan ku magacaabay Gudoomyaha cusub ee degmada Warsheekh, waxaana xilkaasi loo magacaabay  Cumar Maxamed Cumar.

              Halkan ka Akhriso Digreetada

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -