Adeegyada Fariimaha ee WhatsApp, Instagram iyo Messenger oo la isku darayo
Shirkada Facebook ayaa wada qorshe ay ku dooneyso in ay isku darto adeegyada fariimaha ee WhatsApp, Instagram iyo Messenger, waxaana qorshahan uu yahay mid Facebook dooneyso...