Wasiiradii Dowlada ee ka qeyb galay Shirkii Garawe oo War cusub soo saaray (Akhriso)
Wasiirada dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka qeyb galay shirka wadatashiga Puntland ee Garawe ka dhacay ayaa soo saaray War Saxaafadeed ay uga soo horjeedaan go’aanadii...