Wasiir Difaac oo Geeriyooday xili uu ka qeyb galay Wadahadal Nabadeed
Wasiirkii wasaaradda Difaaca ee wadanka Suudaan Jen Jamaaludiin Cumar ayaa geeriyooday xili magaalada Jubba ee caasimada Koonfurta Sudan u joogay wadahadal nabadeed. Masuuliyiin katirsan dowlada...