Ciidamo huwan ah oo saakay fuliyay howlgal khasaaro lagu gaarsiiyay Al Shabaab
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ,oo garab ka helaya ciidanka Macawiisleyda ee gobolka Hiiraan, ayaa saaka waaberigii fuliyay howlgal qorsheysan oo lagu beegsaday fariisin kooxda Al...