Madaxweyne Laftagareen oo kulan sagootin ah la qaatay Marwo Wafaa Alfadil
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo kulan Sagootin ah kula qaatay Madaxa Hay’adda UNICEF ee Soomaaliya Marwo...